Course Content
Section 1: Introduction / Hordhac
Section kani waxaa uu gogol xaadh u yahay Koorsada, waxaana aan ku soo qaadan doonaa macluumaad guud oo ku saabsan computerka, iyo windowska.
0/2
Windows 10 Training
About Lesson

Casharkan waxaa aad ku baran doontaa sida background ka kuu yaala desktop ka loo badalo looguna badalo
sawir, color(midab), ama slideshow (sawiro is bedbedelaaya)

0% Complete