About Course
Kooradan waxaa ay ku saabasan tahay isticmaalka aas aaska computerka iyo windows 10.
waxaa aad ku baran doontaa:
- Sida computer loo soo furo
- Program loo soo kiciyo.
- Sida loo isticmaalo taskbarka.
- Programs kuu furan looga kala gudbo
- Program loo xidho, hoos loo dhigo, iwm.
- Sida xogta computerka kuugu jirta loo habeeyo.
- Folders, files, directories, partitions(file explorer).
- Sida xog looga baadho computerka.
- Sida xog flash loogu qaato ama looga qaato.
- sida qurxiyo desktopka iyo lock screenka.
- wax looga badalo taskbarka.
- loogu xidhmo internetka.
- xog looga soo qaato internetka looguna daro file kaaga.
- sida loo badalo taariikhda iyo waqtiga.
- sida settings ka computerka wax looga badalo
- Sida loo sameeyo fure sireed ama password.
- Sida user account loogu soo daro ama looga saaro computerkaaga
- Qaar ka mid ah Programs ka ugu muhiimsan ee la socda computer ka waxa ay qabtaan, iyo sida loo isticmaalo.
- Programs ka ay tahay in ay computer kaaga ku jiraan, sida loola soo dago, waxa ay qabtaan, iyo sida loo isticmaalo.
- sida magaca looga badalo computerka.
- sida loo ogaado qalabada ku jira computerkaaga iyo awoodooda.
- Iyo waliba qaybo kale oo badan.
Yaa ka faa’iidaysan karaya:
- qof kasta oo aan hore wax uga oqoon isticmaalka computerka.
- qof aan aad u oqoon isticmaalka computerka.
- qof yaqaan balse raba in uu wax badan ka sii barto.
maxaa laga rabaa qofka:
- In uu haysto computer ama heli karayo.
- In uu haysto internet ama heli karayo.
- In uu is register gareeyo.
Course Content
Section 1: Introduction / Hordhac
-
lesson 0 : Hordhac guud.
-
presentation files