Full Stack Coding
Bilaw ilaa Dhamaad! 🚀
Baro Technologies ka muhiimka ah sida HTML, CSS, JavaScript, Tailwind, GIt iyo GitHub, Bootstrap, React, MongoDB, Node.js, Expresss, Mongoose, JWT iwm.

Bilaw ilaa Dhamaad! 🚀
Baro Technologies ka muhiimka ah sida HTML, CSS, JavaScript, Tailwind, GIt iyo GitHub, Bootstrap, React, MongoDB, Node.js, Expresss, Mongoose, JWT iwm.
Baro samaynta websites ka iyada oo aan la qorayn wax code ah, oo samee websites kala duwan sida, News Website, E-Commerce, iyo E-Learning Platform.
Baro xirfad cusub oo la jaanqaad dunidan casriga ah adiga oo jooga guirgaaga ama goobtaada shaqada.
Is Diiwangali oo samayso Account kuu gaar ah, kaas oo aad ku soo gali doonto
Booqo boga koorsooyinka, oo ka xulo koorsada aad rabto inaad barato.
Bilaaw barashada casharada koorsada
Hel shahaado cadaynasa inaad dhamaysay , marka aad dhamayso koorsada.
Waxbarasho si qoto dheer oo xirfad leh loo diyaariyay, lehna tayo sare
Mar kasta oo aad u baahato taageero, waan ku garab taaganahay.
Waxbarasho tayo sare leh adiga oo aan kharash badan kaa bixin
Koorada aad qaadataa marnaba kaa xidhmi mayso, xataa marka aad dhamayso.
Ku baro xirfad cusub mudo kooban, adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada