Windows 10 Training

Lifetime
All levels
38 lessons
0 quizzes
87 students

Kooradan waxaa ay ku saabasan tahay isticmaalka aas aaska computerka iyo windows 10.

waxaa aad ku baran doontaa:

  1. Sida computer loo soo furo
  2. Program loo soo kiciyo.
  3. Sida loo isticmaalo taskbarka.
  4. Programs kuu furan looga kala gudbo
  5. Program loo xidho, hoos loo dhigo, iwm.
  6. Sida xogta computerka kuugu jirta loo habeeyo.
  7. Folders, files, directories, partitions(file explorer).
  8. Sida xog looga baadho computerka.
  9. Sida xog flash loogu qaato ama looga qaato.
  10. sida qurxiyo desktopka iyo lock screenka.
  11. wax looga badalo taskbarka.
  12. loogu xidhmo internetka.
  13. xog looga soo qaato internetka looguna daro file kaaga.
  14. sida loo badalo taariikhda iyo waqtiga.
  15. sida settings ka computerka wax looga badalo
  16. Sida loo sameeyo fure sireed ama password.
  17. Sida user account loogu soo daro ama looga saaro computerkaaga
  18. Qaar ka mid ah Programs ka ugu muhiimsan ee la socda computer ka waxa ay qabtaan, iyo sida loo isticmaalo.
  19. Programs ka ay tahay in ay computer kaaga ku jiraan, sida loola soo dago, waxa ay qabtaan, iyo sida loo isticmaalo.
  20. sida magaca looga badalo computerka.
  21. sida loo ogaado qalabada ku jira computerkaaga iyo awoodooda.
  22. Iyo waliba qaybo kale oo badan.

 

Yaa ka faa’iidaysan karaya:

  1. qof kasta oo aan hore wax uga oqoon isticmaalka computerka.
  2. qof aan aad u oqoon isticmaalka computerka.
  3. qof yaqaan balse raba in uu wax badan ka sii barto.

maxaa laga rabaa qofka:

  1. In uu haysto computer ama heli karayo.
  2. In uu haysto internet ama heli karayo.
  3. In uu is register gareeyo.

1 thought on “Windows 10 Training”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *