Sale!

Windows 11 Training

Original price was: $15.00.Current price is: $5.00.

Description

Course kaan Windows 11, waxa loogu talo galay in aad ku baran karto Isticmaalka Computer kasta oo uu ku jiro Windows 11, waana mid ku anfacaya hadiiba aad tahay qof aan waligii Computer Isticmaalin amaba qof soo isticmaali jiray Windows yadii ka horeeyay windows 11 sida, Windows 10, Windows 8, Windows 7, Windows XP, iwm.