Privacy and Policy

1. Hordhac

Ku soo dhawoow korodhsoaqoon, oo ah madal waxbarasho oo bixisa koorsooyin iyo ilo waxbarasho. Halkan waxa aan kugula wadaagi doonaa macluumaad ku saabsan xogta ardayga.

 

2. Xogta ardayga

Marka aad isdiwaangalisyo waxa aan diiwaangashanaa magacaaga, email kaaga, iyo telephone number kaaga. waxa aan u isticmaalnaa xogtaa sidan soo socota:

1. Magaca: waxan u isticmaalna in aan ku aqoonsano arday walba iyo koorsada uu iska diiwaangaliyay

2. Email ka iyo Telephone ka: waxa aan u isticmaalnaa in aan kaala soo xidhiidhno marka aan u baahano in aan ardayda la xidhiidhno.

3. Email ka: waxa kale oo aad u isticmaali kartaa in aan kuugu soo dirno fariimaha iyo waxa cusub sida oo kale hadii aad ilawdo fure sireedka ama password ka in aad ku soo ceshan karto.

 

3. Amaanka xogta

  1. Xogta ardayda cidna ma arki karto aan ka ahayn maamulka sare ee korodhsoaqoon.com, waxa kale oo ka reeban in cid lala wadaago.
  2.  Sida oo kale waxa aad tirtiri kartaa account kaaga iyo dhamaan xogta aad isku diwaangalisay sida magaca, email ka iyo password ka.