Korodhso Aqoon

Nagu Saabsan

Waxa mar walba naga go’an in aan ku barno xirfado muhiim kuu ah oo tayo sare leh, kuwaas oo itus oo itaabsii ah.

Waa Maxay Korodhsoaqoon?

Korodhsoaqoon waa madal waxbarasho oo online ah, taas oo u heelan bixinta waxbarasho tayo sare leh oo ku baxda afka-soomaaliga.
Hadafkeenu waa in aan ka dhigno waxbarashada cilmiga tignoolajiyada mid si fudud lagu heli karo oo xiisona leh, taas oo qof walba baran karo isaga oo jooga gurigiisa ama goobtiisha shaqo.

Maxaan Bixinaa?

Waxa aan bixinaa koorsooyin kala duwan oo kaa caawinaya in aad naftaada horumariso, adiga oo baranaya xirfadaha loogu baahida badan yahay waqtigan casriga ah, sida:

πŸ“ Isticmaalka Computer ka.

πŸ“ Samaynta Website yada.

πŸ“ Dhisida barnaamijyada.

πŸ“ Maamulida iyo samaynta Database yada.

πŸ“ Luuqadaha Programming ka ee kala duwan.

πŸ“ IWM.