Windows 11

Lifetime
All levels
49 lessons
5 quizzes
26 students

Course kaan Windows 11, waxa loogu talo galay in aad ku baran karto Isticmaalka Computer kasta oo uu ku jiro Windows 11, waana mid ku anfacaya hadiiba aad tahay qof aan waligii Computer Isticmaalin amaba qof soo isticmaali jiray Windows yadii ka horeeyay windows 11 sida, Windows 10, Windows 8, Windows 7, Windows XP, iwm.

Requirements

  • Internet Access
  • Computer Installed Windows 11
  • Time to Practice

Target audiences

  • Students
  • Beginner Computer Users
  • Computer Senior users who just want to explore windows 11 rich features.
  • Office Workers
  • IT Professionals
  • Tech Enthusiasts
  • Career Switchers who just want to enhance their skills and knowledge